Welcome to Waxkabaro Online College

Waxkabaro Online Collage Waa Nidaam adigo gurigaga iyo goobtada shaqo joogo ka heli karto Waxkabarasho tayo le

All Courses

English Course

Barashada Luuqada english ka oo dhamestiran.

Waana Koorsadii ugu balaarneed ee uu websiteka Waxkabaro  kuu soo gudbiyo Ebad.

Daawo videogaan Si aad u ogaato qaabka ugu haboon ee Luuqada Englishka Loo baran karo.

Registration Fee: $5