Daawo Waa Muhim

Videogan Dhameso Noloshaada wax badan ayu ka badali doonaa hadu allah idmo

Daawo marka hore kadibna Hoose kaso Codso Koorsada.

Qiimaha Iyo mudada:

Koorsada Special English Program.

Mudada ey soconeso waa: 6 Bilood.

Qiimaha Bishii waa:> $30 Bil walbo.

Is diwan galinta waa: >$5  hal mar ah.

Is diwan galinta waxey ku egtahay:

01 March 

Is diwan galinta waxey bilabanesa :
20ka February

Haduu allah idmo.

Battonkaan hoose kasii codso

mahadsanid.