ABOUT US

Websiteka waxkabaro hadafkiisa ugu weyn waa in uu bulshada somaliyed ka xaqab tiro waxbarasho tayo leh qaab online.

SIDUU KU BILOWDAY

Websiteka waxkabaro waxaa si rasmi ah oo bilaabay 24 Sep 2015. Waxaana uu ku bilowday fikirka ah in la helo meel eey bulshada soomaaliyeed si fudud wax oga baran karan ayagoo gurigooda iyo goobtooda shaqo joogo.

Fikirkaan wuxuu ku dhashay Maxamud Axmed Xaaji oo ah aasaasaha website waxkabaro.net kadib markii uu caqabado badan kala kulmay helida waxbarasho online ah oo tayo leh.

Hada waxaaa websiteka ku jiro ugu yaraan 30 koorso(bil walbo korso cusub aya lagu so draa) oo 100% practical ah waxaana ka howl galo ugu yaraan 10 shaqaalo ah oo isugu jiro macalimiin iyo howl wadeeno kale.