Daawo Waa Muhim

Videogan Dhameso Noloshaada wax badan ayu ka badali doonaa hadu allah idmo

Qiimaha Iyo mudada:

Koorsada Waa 5 book.

Mudada ey soconeso waa: 5 Bilood.

Qiimaha Bishii waa:> $35 Bil walbo.

Is diwan galinta waa: >$5  hal mar ah.

Is diwan galinta waxey ku egtahay:

31ta January

Is diwan galinta waxey Furmesa :
20ka January

Haduu allah idmo.

Battonkaan hoose kaso codso is marka eey diwan galinta furanto kula so xirirno mahadsanid.